Taageer Goaanka Dowlada Puntland oo ay Xiriirka ugu Jartey DFKMG

Sign Now
petition image
Dawlada Puntland, Somaliya
Ka dib markii la arkay; ka qaybqaadasho laaanta iyo wada-tashi laaanta ee Dowladda Puntland shirkii Djibouti oo saldhig u ahaa dhisitaanka Dowladda Federaalka KMG ah (DFKMG) ee Soomaaliya oo hada jirta;
Ka dib markii la arkay; hirgalin laaanta dhanka DFKMG ah ee Heshiiskii Galkayo (23 Agosto 2009) iyo Isafgaradkii Iskaashiga dhanka Amaanka (12 Abriil 2010) oo ay wada saxiixeen DFKMG ah iyo Dowladda Puntland;
Ka dib markii la arkay; qaabkii looga fogeeyey Dowladda Puntland ka faaidaysiga mashaariicda ay bixiso Beesha Caalamka ee loogu talo galay dib-u-dhiska iyo horumarinta deegaanada Soomaaliya oo dhan oo ay ka mid tahay tababarada ay ciidamada amaanka ee Soomaaliya ku qaadanayaan dalal ay ka mid yihiin Uganda, Kenya iyo Djibouti;
Ka dib markii la arkay; ishoristaaga DFKMG ah Qoraal-qabyeedkii Dastuurka Federaalka Soomaaliya taasoo ay sabab u yihiin Madaxda DFKMG ah oo ka war-wareegaya nidaamka Federaalka arrintaasoo ka soo horjeeda Axdiga KMG ah ee Dowladda Federaalka;
Ka dib markii la arkay; hor-usocod laaanta DFKMG ah ee dhanka Amniga, arrimaha bulshada iyo dhisida Dowladdo u dhisan Nidaamka Federaalka sida lagu xusay Axdiga KMG ah ee Dowladda Federaalka;
Ka dib markii la garawsaday; tayo laaanta iyo tabar laaanta Hogaanka DFKMG ah ee dhanka horumarinta dib-u-heshiisiinta iyo qorshe xumada DFKMG ah kaga aadan doorkii looga filayay inay samayso inta aanu xilka u dhamaan;
Ka dib markii la ogaaday; in DFKMG ay qayb ka tahay hurinta colaadaha xasiloonidarada ka abuuraya goobaha nabdoon ee Somaliya.
Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland oo maanta shir aan caadi ahayn isugu yimid ayaa goaamiyay arimaha soo socda:
Waxay amaan u soo jeedinayaan doorka taageero ee Beesha Caalamka u fidiso Soomaaliya iyagoo si gaar ah usoo dhaweeyey Ciidamada AMISOM ee nabad-ilaalinta;
Waxay u soo jeedinayaan Beesha Caalamka in aysan u aqoonsan DFKMG ah mid wakiil ka ah Dowladda Puntland;
Waxay ku dhawaaqeen in Dowladda Puntland aysan wax wada-shaqayn ah la yeelanayn DFKMG ah inta laga helayo dowlad Federaal ah oo ay ku heshiiyeen saamilayda kala duwan ee Soomaalida;
Waxay cadaynayaan in DFKMG aysan sinnaba wakiil uga noqon karin Puntland ka qaybgalka shirarka caalamiga ah, waxayna ugu baaqayaan Xafiiska Qaramada Midoobay ee Siyaasada Somaliya (UNPOS) in ay dib uga fiirsato mowqifkeeda iyo taageerada ay la garab-taagantahay DFKMG ah taasoo lid ku ah qaybaha kale ee Somaliyeed sida Puntland;
Waxay si weyn usoo dhaweeyaan siyaasadda cusub ee Dowladda Maraykanka (Dual track Policy) ee ku aadan arrimaha Somalia taasoo ka turjumayso xaqiiqada dhabta ah ee Somalia.
Waxaa ka goan Dowladda Puntland inay si gaar ah ugala macaamisho Beesha Caalamka arrimaha dib-u-dhiska iyo horumarinta Puntland, sidoo kale waxay kala shaqayndoontaa arimaha dib u heshiisiinta Somaliya, IGAD, AU, Arab League, Islamic Conference, EU, USA, iyo dhamaan deeq-bixiyeyaasha;
Waxay aad ugu soo horjeedaa in DFKMG ayan dhaafi Karin mudada xilkeeda, maadaama ay ku guul daraysatay hawlihii loo igmaday;
Waxay ku baaqeen soona dhaweeyeen in Puntland diyaar u tahay qabashada shir dib-u-heshiisiinta Soomaaliyeed.
DHAMAAD
Sign The Petition
OR

If you already have an account please sign in, otherwise register an account for free then sign the petition filling the fields below.
Email and password will be your account data, you will be able to sign other petitions after logging in.

Privacy in the search engines? You can use a nickname:

Attention, the email address you supply must be valid in order to validate the signature, otherwise it will be deleted.

I confirm registration and I agree to Usage and Limitations of Services
I confirm that I have read the Privacy Policy
I agree to the Personal Data Processing
Shoutbox
Sign The Petition
OR

If you already have an account please sign in

I confirm registration and I agree to Usage and Limitations of Services
I confirm that I have read the Privacy Policy
I agree to the Personal Data Processing
Goal
339 signatures
Goal: 1,000
Latest Signatures
339. Ahmed Jamam | В
338. Faisal Burgess | The Puntland goverment has every right to cut relations with the TFG if it believes they are working against their interest.
337. Asad Holloway | Puntland waa in ay xiriirka ujartaa DFKMG iyo argagaxisada
336. Fahad O | i support puntland"s decistion to cut ties with TFG
335. Dhalandhool Fmused | waan taageersanahay go`aanka Puntland xariirka ugu jartay tahay kooxda villa somalia ku jirtay...
334. Hajji Faisala | ma aan taageerayo warka ka soo baxay madaxwaynaha puntland hadaan nahay ardayda puntland maxaa yeelay waana u baahnaahay dowlada somalia waa dalkayagii waxaasna macquul ma ahan soomalia awalbay yaabanayd hadana hadan ka gono caqli ma ahaan waxan lenahay m
333. Ayan W | I agree 100\% with The Puntland Government for taking a significant decision!!!
331. Guled Watson | rajadii ee baabi isay
330. Mohamedahmed Y | WAXAAN TAAGEERSANAHAY 100\% GO`AANKII AY DOWLADA PUNTLAND XIRIRKA UGU JATRAT DFKMG
329. Abdiwali Stone | aniga ah abdiwali hassan barre waan raacsanahay go, aanka dowlada puntland ay qaadatay iyo waliba sida ay xariirka ugu jartey dowlada shariifka
328. Suad Mohamudj | waxan si buuxdo utageersanahay goanka ka soo baxay dowlada puntland
327. Abdulkadir J | Waa taageersanahay Go'aanka ay Dowlada Puntland ka qaadatay , TFGDa.
326. Bashiir Parker | haa waan taageersanahay in xiiriirka loo jaro tfg
325. Abdikarin Adanh | aad ayaan u taageersanahay go,aanka golaha wasiirada puntland ee ey kalsoonida kala laabteen dowlad kusheega weyna lasoo daaheen,oo horay ayaaba looga baahnaa go,aankaan oo kaleeti iney gaaraan.
324. Abdulkaadir Arnold | Guul Puntland
323. Dr K | Aad baan u soo dhoweynayaa petition kan waana mid muujunaya sida reer Puntland uuga xun yihiin cadaalad xumida uu wado Shariif tuke
322. Moxamed S | Waa taageerayaa goбanka.
321. Abdullahi Alik | waan taageersanaahy go,aanka dowladd puntland ay xiriirka ugu jartay maamulka shariif iyo farmaajo
320. Liban Alimohamedh | yes I am with my Putland Government.
319. Jamaal Hanna | waxaan taagensanhay go aankii geesini mada lahaa ay qaadatay dawaldayada qofkii kula dirira waala dirira shaeiif wan ladiriraynaa iyo wiilsha ujooga madax tooyada hadalka faramaajo waxaan kaqaadaynaa isku xirnan mana nihin dadlakal sasabto
318. Xaaji Faarahawc | tageeeeeeeeero
317. Deeqa Mathis | waan soo dhawayn goбanka Puntland ay taagerada kala labatay DFKMG ah
316. Abdulkadir Jh | absolutely, it is was the right desicion for the puntland administration to cut the relationship with TFG
315. Cabdiraxmaan G | War arrinta ka dhabeeya, ama emaylka iska qaata
browse all the signatures »
Information
In: -
Petition target:
Taageerida Goaanka Puntland
Tags
No tags
Embed Codes
direct link
link for html
link for forum without title
link for forum with title
728×90
468×60
336×280
125×125