Taageer Goaanka Dowlada Puntland oo ay Xiriirka ugu Jartey DFKMG

Dawlada Puntland, SomaliyaKa dib markii la arkay; ka qaybqaadasho laaanta iyo wada-tashi laaanta ee Dowladda Puntland shirkii Djibouti oo saldhig u ahaa dhisitaanka Dowladda Federaalka KMG ah (DFKMG)... continue reading »

339 signatures Goal: 1,000
All Signatures (339 total)
1.
Ahmed Jamam 22 December 2015

"В"

2.
Faisal Burgess 19 December 2015

"The Puntland goverment has every right to cut relations with the TFG if it believes they are working against their interest."

3.
Asad Holloway 18 December 2015

"Puntland waa in ay xiriirka ujartaa DFKMG iyo argagaxisada"

4.
Fahad O 18 December 2015

"i support puntland"s decistion to cut ties with TFG"

5.
Dhalandhool Fmused 29 November 2015

"waan taageersanahay go`aanka Puntland xariirka ugu jartay tahay kooxda villa somalia ku jirtay..."

6.
Hajji Faisala 21 November 2015

"ma aan taageerayo warka ka soo baxay madaxwaynaha puntland hadaan nahay ardayda puntland maxaa yeelay waana u baahnaahay dowlada somalia waa dalkayagii waxaasna macquul ma ahan soomalia awalbay yaabanayd hadana hadan ka gono caqli ma ahaan waxan lenahay m"

7.
Ayan W 13 November 2015

"I agree 100\% with The Puntland Government for taking a significant decision!!!"

8.
Email Protectedcdatafunctiontryvarsaijrclbdocumentgetelementsbytagnamescriptlbblengthprevioussiblingalgetattributedatacfemailifasrparseintasubstrforjalengthjjcparseintasu 10 November 2015

"puntland df"

9.
Guled Watson 31 October 2015

"rajadii ee baabi isay"

10.
Mohamedahmed Y 27 October 2015

"WAXAAN TAAGEERSANAHAY 100\% GO`AANKII AY DOWLADA PUNTLAND XIRIRKA UGU JATRAT DFKMG"

11.
Abdiwali Stone 22 October 2015

"aniga ah abdiwali hassan barre waan raacsanahay go, aanka dowlada puntland ay qaadatay iyo waliba sida ay xariirka ugu jartey dowlada shariifka"

12.
Suad Mohamudj 13 October 2015

"waxan si buuxdo utageersanahay goanka ka soo baxay dowlada puntland"

13.
Abdulkadir J 13 October 2015

"Waa taageersanahay Go'aanka ay Dowlada Puntland ka qaadatay , TFGDa."

14.
Bashiir Parker 4 October 2015

"haa waan taageersanahay in xiiriirka loo jaro tfg"

15.
Abdikarin Adanh 29 September 2015

"aad ayaan u taageersanahay go,aanka golaha wasiirada puntland ee ey kalsoonida kala laabteen dowlad kusheega weyna lasoo daaheen,oo horay ayaaba looga baahnaa go,aankaan oo kaleeti iney gaaraan."

16.
Abdulkaadir Arnold 25 September 2015

"Guul Puntland"

17.
Dr K 15 September 2015

"Aad baan u soo dhoweynayaa petition kan waana mid muujunaya sida reer Puntland uuga xun yihiin cadaalad xumida uu wado Shariif tuke"

18.
Moxamed S 12 September 2015

"Waa taageerayaa goбanka."

19.
Abdullahi Alik 8 September 2015

"waan taageersanaahy go,aanka dowladd puntland ay xiriirka ugu jartay maamulka shariif iyo farmaajo"

20.
Liban Alimohamedh 30 August 2015

"yes I am with my Putland Government."

21.
Jamaal Hanna 15 August 2015

"waxaan taagensanhay go aankii geesini mada lahaa ay qaadatay dawaldayada qofkii kula dirira waala dirira shaeiif wan ladiriraynaa iyo wiilsha ujooga madax tooyada hadalka faramaajo waxaan kaqaadaynaa isku xirnan mana nihin dadlakal sasabto"

22.
Xaaji Faarahawc 14 August 2015

"tageeeeeeeeero"

23.
Deeqa Mathis 12 August 2015

"waan soo dhawayn goбanka Puntland ay taagerada kala labatay DFKMG ah"

24.
Abdulkadir Jh 12 August 2015

"absolutely, it is was the right desicion for the puntland administration to cut the relationship with TFG"

25.
Cabdiraxmaan G 10 August 2015

"War arrinta ka dhabeeya, ama emaylka iska qaata"

« 1 2 3 ... 14 »