Taageer Goaanka Dowlada Puntland oo ay Xiriirka ugu Jartey DFKMG

Dawlada Puntland, SomaliyaKa dib markii la arkay; ka qaybqaadasho laaanta iyo wada-tashi laaanta ee Dowladda Puntland shirkii Djibouti oo saldhig u ahaa dhisitaanka Dowladda Federaalka KMG ah (DFKMG)... continue reading »

339 signatures Goal: 1,000
All Signatures (339 total)
326.
Abdirahman Wj 30 October 2009

"I fully support the decision of Puntland government of severing its relation with FTG"

327.
Mursal Roberson 26 October 2009

"taageero"

328.
Deqa L 9 October 2009

"puntland ha jirto noolow puntland"

329.
Saydiin E 5 October 2009

"Strongly support."

330.
Fardowso C 2 October 2009

"waanku diirsaday go,aanka puntland wansugayey marhore"

331.
Ahmed Monroe 2 October 2009

"Waan ku raacsanahay waqtigan xaadirka ah maamulka Puntland go'aankooda. I support the Puntland's decision to cut off the relationship with TFG at the mument."

332.
Ahmed A 26 September 2009

"Aad ayaan u soo dhawayn waana loo bahna arinkaa hada ka hor"

333.
Saciid Gallagher 19 September 2009

"madaxda puntland waxaan ka codsanayaa in ey canshuuraha dadka iyo duunyada laga qaado si wanaagsanoo alle ka cabsi ah wax ugu qabtaan howlaha horyaala dowladda puntland ee ay ka mid tahay abaaraha iyo dadka masaakiinta ah ee soo barakacay"

334.
Ali Y 6 September 2009

"I support this petition"

335.
Abwaan Farxaang 29 August 2009

"Waan soo dhoweynayaa go'aanka dowladdu qaadatey mar horuuna ahaa iney qaadato wuuba daahay baan aaminsanahay oo wakhti buu siiyey dib isu hubeynta mooryaan mar kale dagaal sokeeye abuuri kara"

336.
Ciise M 29 August 2009

"waan taageersanahay in xiriitka loo jaro dkm"

337.
Fahmo Vazquez 28 August 2009

"I support this petition"

338.
Qoricuud Frazier 27 August 2009

"mar hare ayay ahayd in go aankaan laqaato"

339.
Xubi Shepherd 15 August 2009

"wax qabad la,anteda dadka puntland uma bahna magaca u yaal wax tar muuqda ayey u bahan yihin"

« 1 ... 12 13 14 »