Taageer Goaanka Dowlada Puntland oo ay Xiriirka ugu Jartey DFKMG

Dawlada Puntland, SomaliyaKa dib markii la arkay; ka qaybqaadasho laaanta iyo wada-tashi laaanta ee Dowladda Puntland shirkii Djibouti oo saldhig u ahaa dhisitaanka Dowladda Federaalka KMG ah (DFKMG)... continue reading »

339 signatures Goal: 1,000
All Signatures (339 total)
26.
Ali A 9 August 2015

"Waa tilaabo wax ku kordhin karta raadinta Qaarankii Somalia. Waxaan rajeynayaa in PL la tmaaddo qorshe ay Somali isugu keenayso."

27.
Mahmoud Abdid 24 July 2015

"waa arin wanagsan waana ku raacsanahay dowlada puntland go,aanka ay gartay"

28.
Sir Alashusseina 22 July 2015

"I support this petition"

29.
Burhaan Fitzgerald 30 June 2015

"waan taageersanahay waayo dkmg sicadaala dalka uma shaqayso waana kuguul daraysatay wixii loo idmaday oo ahayd dalka wax ka qabasahdiida"

30.
Maryama N 25 June 2015

"alaa mahad leh"

31.
As D 24 June 2015

"gon"

32.
Fanax Frazier 14 June 2015

"[email protected] /* */"

33.
Ali Maxwell 13 June 2015

"waan taageersanahay goaankaas"

34.
Mohamed A 12 June 2015

"ad ban u tagersanahay go,aanka tariikhiga ee dawladeena Puntland"

35.
Mohd Peters 9 June 2015

"Puntland ha noolato wan tagersanahay PL"

36.
Mohamed A 8 June 2015

"Go'aanka waan taageeray, Laakiin Go'aanku waa in uu noqdaa mid leh ujeedo cad oo muuqata faiidadeeda dad ku na ay arki karaan ,waa in uu nan noqon qof carooday go'aankii.. waa in ay noqotaa xili aynu garanay Fuusta daloosha dhaaminteed Mahasanid"

37.
Mohamed Hall 1 June 2015

"I support this petition"

38.
Bashir G 25 May 2015

"hada kahor ayay ku haboonayd"

39.
Said Yusufb 20 May 2015

"waan taageersanahay go,aanka ay xiriika ugu jartay DFKMG EE SOOMAALIA."

40.
Hassan Weiss 19 May 2015

"waan taageersanahay"

41.
Mohamed Cabdiali 16 May 2015

"Waxaa la gaaray waqtigii puntland isku tashan lahayd maxaa yeelay koonfur iyo Axmed tuke midna wali uma bisla inay horumarkooda ka shaqeeyaan puntland na kudaydaan lakin horumarka puntlland ayay ka xun yihiin (niman talin jirin haduu taliyo niman tagi jir"

42.
Pis Sirdoonkap 2 May 2015

"What ever mr:.....we have to go with flow. Never say no!!!!!! Yes we can."

43.
Mohamed Af 25 April 2015

"Waa ay ku saxan tahay dowlada Mowqifkeeda."

44.
Axmed Cumarb 21 April 2015

"Waan Tagersanahay Go'aanka Puntland"

45.
Janaale Rodgers 15 April 2015

"wax ba yanaan ku darsan"

46.
Cadnaan K 11 April 2015

"waa taageersanhay go,aanka Puntland"

47.
Salah H 7 April 2015

"Niman la soo kiraystay oo giddigood mushaarka ay ku shaqeeyaan dibadda laga siiyo ayaa waxay edebdarrodooda doonayaan inay wax u sheegaan oo xukumaan dad dalkooda waxa ka soo baxa iyagu ku nool oo mushaarka iyagu isa siiya. bal mushkiladaa eega"

48.
Leila H 7 April 2015

"tageero buuxdo iyo horumar"

49.
Kismaayo Benton 26 March 2015

"taagrro puntland"

50.
Hanad J 12 March 2015

"I support this petition"

« 1 2 3 4 ... 14 »