Taageer Goaanka Dowlada Puntland oo ay Xiriirka ugu Jartey DFKMG

Dawlada Puntland, SomaliyaKa dib markii la arkay; ka qaybqaadasho laaanta iyo wada-tashi laaanta ee Dowladda Puntland shirkii Djibouti oo saldhig u ahaa dhisitaanka Dowladda Federaalka KMG ah (DFKMG)... continue reading »

339 signatures Goal: 1,000
All Signatures (339 total)
51.
Adam Compton 20 February 2015

"I support this petition"

52.
Jamal A 13 February 2015

"Puntland has been the second biggest obstacle to Somali peace after Alshabab."

53.
Liibaan Maxamedy 12 February 2015

"223842"

54.
Axmedeey Cantrell 27 January 2015

"waa sax dantina gata"

55.
Abdiqani C 18 January 2015

"I support this petition"

56.
Abdishakur Santiago 7 January 2015

"adeer aad ayaan utaageersanahay go,aanka dawladu ay gaartay waxaana oran karaa waa mid ay uqaaday xagga horumarka"

57.
Abdi A 5 January 2015

"Puntland COULD BE a INDEPENDENT NATION, THEY DON'T NEED BURNING 2 KM!!!"

58.
Abdukadir M 2 January 2015

"[email protected] /* */"

59.
Amina Nelson 31 December 2014

"Goaanka puntland ay gartay waa mid dadka iyo dalka reer puntland dan ugu jirtoh.dhinac walba nabad iyo dhaqalaba.."

60.
Faarax Yuusufnuurk 31 December 2014

"Waan taageersanahay 100\%"

61.
Ismail Abdullei 24 December 2014

"waan ku raacsanahay waliba waxaan aaminsahay in lala soo daahay go'aankaan xilli hore ayey ku haboonayd."

62.
Abdirisaaq Omara 22 December 2014

"waa sax waa guul"

63.
Canab Benjamin 11 December 2014

"waxaan aad uga xumahay in dowlada puntland ku fiirsato xasuuqa snm kaga aargudanayso tolka degan ssc ee shaatiga somalilandd ku labisan puntland dhaartii ay u martayy difaaca dalka iyo dadka waa ku fashilantay gul iyo horumay p\l cadoowgedu ha jabo"

64.
Ijaabo M 9 December 2014

"i agree"

65.
Raxmo Stephens 16 November 2014

"I support this petition"

66.
Kamaal Ortega 17 October 2014

"waan tageersanahay goanka puntland waaayo dawlada ku sheega tfgda waxay soo xasuusisay dagaalki sokeeye ee somaliya waxayna na tustay nacaybka ku jira iyo sida ay oga xunyihin horumarka puntland"

67.
Abdullahi Branch 12 October 2014

"taageerid goaanka puntland"

68.
Ahmed H 9 October 2014

"It is good, I'am supporting it 100\%"

69.
Harun Hassanq 15 September 2014

"waa qabaa in laga fiirsado xariirka la la leeyahay dowlada federalka sabab too sabahii loo yagleelay oo aan la fun waayo waxaan u ar kaa in meesha ay jirin wax la yiraahdo somali ninmo oo meesha ku jirto danaysi iyo dad nacayb inta ba"

70.
Abdiqafar Mg 7 September 2014

"Aad iyo aad ayan tagersanahay xidhidhka ay u jartay PUNTLAND TFG waayo horay uma socdaan waana cadowga PUNTLAND kuwaasi waana in ay PUNTLAND STATE aysan m,ardambe xidhiidh lasamaysan dadkaas oo kale aan wax aan ahayn laga helay lugooyo iyo XASADNIMO mooye"

71.
Bashir A 1 September 2014

"DFKMG waa ka soo horjeedaa horomarka Puntland"

72.
Dhakal M 30 August 2014

"waan taageersanahay in xiriirka loo jaro"

73.
Abdirizak M 20 August 2014

"i agree puntland decsion"

74.
Mohamed Saidb 29 July 2014

"yes"

75.
Ahmed Salazar 29 July 2014

"waxaan taageersanahay go`aanla puntland ay qaadatey"

« 1 2 3 4 5 ... 14 »