Taageer Goaanka Dowlada Puntland oo ay Xiriirka ugu Jartey DFKMG
Dawlada Puntland, SomaliyaKa dib markii la arkay; ka qaybqaadasho laaanta iyo wada-tashi laaanta ee Dowladda Puntland shirkii Djibouti oo saldhig u ahaa dhisitaanka Dowladda Federaalka KMG ah (DFKMG)... continue reading »
"I support this petition"
"waqti hore ayaa loo baahanaa in sidaas la yeelo"
"I support this petition"
"waanu taageernay Dowlada Puntland waana wax xaqa in ay sameysay"
"guul u jara"
"een aniga haddii aan ahay arday muwaadin ah waxaan ku taageersanahay dowlada puntland hiriir kayda DFKMG somaali waa mid mana fiicna kala go go waayo waxaa adunka naga reebay waxaas iyo qabyaalad waaye marka somaliland ayadan waxaan ugu baaqayaa in ay u s"
"taagerid goaanka puntland"
"waxaan taageer sanahay go aan kii puntland gaartay"
"Madaxda Puntlan goaankii ay gaareen ee ahaa in Shariif Sheekh Axmed xiriirka loojaro waan ku waafaqsanahay Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed."
"I support this petition"
"I support this petition"
"I support this petition"
"koonfur dhib baa ka yimaada dheef kama timaado"
"tageero buuxdo iyo horumar"
"Cadawga Puntland meel halooga soo wada jeesto!"
"waan taageerayaa Go'aanka Puntland"
"I support this petition"
"waan taageerayaa"
"I support this petition"
"asc wr wb all intaa kadib aad iyo aad ayaan u taageersanahey wixii ilaahey raali ka yahey oo wanaagsan iyo horumarka puntland state aniga kaligeyna ma ahee macal xaaskeyga iyo caruurteyduba waan idin taageersanahey and i say go for ward . puntland viva al"
"Waxeey aheeyd in mar hore xiriirka loo jaro DFKMG, hase yeshee it's never 2 late. Waxeey ku fekereen qolyaha muqdisho lagu ilaaliyo in PUNTLAND laga dhigi INSIGNIFICANT oo caalamka loo tuso ineeysan muhiim aheeyn. Waxeey kaloo goaansadaan shariifka iyo ka"
"I support this petition"
"I support this petition"
"a"
"waxaan taageersanahay dowlada Puntland Go,aankeedi ahaa in ay xiriirka ka jarato dowlada Federaalka ee shariifku hugaamiyo."