Taageer Goaanka Dowlada Puntland oo ay Xiriirka ugu Jartey DFKMG

Dawlada Puntland, SomaliyaKa dib markii la arkay; ka qaybqaadasho laaanta iyo wada-tashi laaanta ee Dowladda Puntland shirkii Djibouti oo saldhig u ahaa dhisitaanka Dowladda Federaalka KMG ah (DFKMG)... continue reading »

339 signatures Goal: 1,000
All Signatures (339 total)
301.
Somcitizen Mcdonald 16 June 2010

"The decision of Puntland Government is 100\% right and we are fully supporting it. We suggest the current TFG president of Somalia should step down as soos as possible beacuse he failed to bring all Somalis together instead he looted all properties, finan"

302.
Waryaa Frey 7 June 2010

"waa sax waana loo baahnaa"

303.
Dauud A 2 June 2010

"waa taageer sanahat puntland"

304.
Abdiqafaar Mcdowell 13 May 2010

"ani haddii aan ka hadlo siuda aan u arko rayiga puntland aay ayaan ugu faraxsanahay in ay xariga ujarto villa somaliya waayo horay ayaa looyiri ninkad kab katalonayso kabihiisaa la eegaa waana ku faraxsanahay mida ah in garoomada puntland laga mabnuuco da"

305.
Abdi Ward 25 April 2010

"haa waa tagersanahay"

306.
Nur Hajih 3 April 2010

"we support the puntland position in this matter,we cann't be run from Mogadishu"

307.
Haaruun Shc 28 March 2010

"mahadsanidin cida sameysan saxiixaan"

308.
Hamza Gilbert 27 February 2010

"Waan taagersanahay go'aanka madaxda Puntland ilaa ay raalli gelin ka bixiyaan TFG dhibatada ay la damacsan yihiin shacabka iyo dawladda Puntland"

309.
Mohamud A 29 January 2010

"waxaan halkaan taageero uga muujinayaa dowladda puntland go'aankii ay kagaadhay xiriirkii udhaxeeyay puntland iyo TFG. kaasoo ahaa go'aan loo baahnay inay marhore dowladu kaqaadato dowlada fadhiidka ah ee katalisa 2km. Hadana isir nacaybka kuhaysa dadka r"

310.
Marian Mj 23 January 2010

"Waan taageersanahay Qaraarka ay xiriirka ugu jartay TFG ee Xamar."

311.
Hassan A 17 January 2010

"asas"

312.
Xaawo A 31 December 2009

"codbuuxa banku taagerayaa D, Puntland"

313.
Essa Mohamedf 26 December 2009

"I support this petition"

314.
Fagare Hawkins 26 December 2009

"I support this petition"

315.
Said Abdif 21 December 2009

"asc. aad iyo aad baan u soo dhawynayaa arinkaas anigaa ku hadlaya magaca dhamaan qurba joogta puntland gaar ahaan holand waana talaabo horay looqaday oo loo baahnaa sabaabtoo ah qof ama maamul aan wax yeelo mahane waxba ka soo galaun puntland sabab loo ta"

316.
Awil A 20 December 2009

"GUUUL PL GUUL MAXAWEYNE"

317.
Abdirahman A 20 December 2009

"students"

318.
Hassan Patton 13 December 2009

"waxaan tageersanahay goaankii dowlada puntland xiriirka ugu jarteyDFKMGka"

319.
Omar Faaraxq 10 December 2009

"Dhalinyarada reer puntland ee ku nool Los Angeles mudo ayey sugayeen arintan waanan ku taageersanahay puntland administration"

320.
Khalif Issam 10 December 2009

"waxaan qaba in ay tahay talaabo ku haboon"

321.
Zainab H 6 December 2009

"I support this petition"

322.
Cawaale Bullock 23 November 2009

"Waxaan Taagersanahay baaqa ku wajahan in xirrirka loo jaro DKMG, Sababta oo ah waxay ku fashilantay wax ka qabashada dalka soomaliya, Iyagoo ku shaqaynaya Siyaasad ah inay burburiyan Dawlada Puntland, Waana inaynu ku taageernaa go,aanka dawlada Puntland a"

323.
Axmed J 7 November 2009

"Puntland"

324.
Abdihakim Mathis 6 November 2009

"I support p/land's decision"

325.
Abdulkadir Ma 31 October 2009

"We do agree the Putland Petition"

« 1 ... 11 12 13 14 »