Taageer Goaanka Dowlada Puntland oo ay Xiriirka ugu Jartey DFKMG
Dawlada Puntland, SomaliyaKa dib markii la arkay; ka qaybqaadasho laaanta iyo wada-tashi laaanta ee Dowladda Puntland shirkii Djibouti oo saldhig u ahaa dhisitaanka Dowladda Federaalka KMG ah (DFKMG)... continue reading »
"i agree over 1ooooooo per"
"waa tageersanahay go aanka dowlada putland hayna go aanka qadanlahay waxay noqonlahad mid adaka oodhan lagutunto laakin hada waxay ogaaden ku wa aan aqoonin sida loohadlo laakiin hada waxay ogaaden inaan putland u ahan marti Ee aytahay dowlad go aanle iyo"
"Dowlada Puntland waan ku raacsanahay Go'aanka ay gaartay ee ah in xiriirka loo jaro Dowlada Fadhiidka ah ee Dhaafi Wayday Waqooyiga Muqdisho."
"Ma taageer sani go'aanka Puntlan state waana ka xumahay dowlada federalka waxey matashaa soomaalia oo dhan Puntlana dowlada soomaalia ayey hoos tagtaa state ku dhisan qabiil iyo qabyaalad ma qaadan karno.gumeestaha xeeladihiisa waxaa ka mid ah qeybi oo xu"
"I strongly knew that Puntland stand for unity and harmony living of Somalia instead of hatress generated by current so-called TFG leaders originated by Barre's regime and its cadres mixed with the clans normal people"
"I support this petition"
"weldone puntland"
"isuport"
"Mataageersani"
"Tageero Hil Iyo Ho intaba Leh ayaan halkaan ugu dirahayaa dowlada puntland. Ha kanaqonina goankaas!!!!!!!!"
"waxaan u arkaa goaan kalafogeynaya Somalia"
"waan tageersanahay Goбanka dawlada Puntland"
"I support this petition"
"I am Puntlander, I Support Puntland government what they have decided, it is clear that we puntlanders want the unity of somalia and somalis, but shariif and his so called Government TFG they done nothing about Somalia and somalis, Shariif represents his "
"taageero buuxda go'aanka Dowladda Puntland well done"
"weysoo daahdey"
"taageero go,aankii dawladda puntland ay qadatay"
"waxaan taa geerayaa go aan kii dowlada yada waxaana kasoo horjeedaa hadalkii farmaajo"
"puntland"
"waan ku faraxsanahay waana kumahadsanyihin go,aanka ay ka qateen madaxdayda dawlada fadhiidka ah"
"I support this petition"
"Puntland waa ku saxsan tahay go'aankeeda ,waxaanna qabaa xataa in dantu ku jirto in ay gooni isu taagto waayo hawiyana dawladnimo ma rabo oo raq buu dul fadhiyaa ,isaaqna soomaalinimo ma rabo oo aqoonsi buu ingiriis ka sugayaa, waxaa taas oo dhan ka sii d"
"I support the decision of Puntland leaders 100\%"
"waan taageersanahay go'aanka dowladda puntland"
"wax badan bay Puntland wadey somalia oo noqota dawlad rasmi ah, lakiin raga kmg ah marabaan taas."