Taageer Goaanka Dowlada Puntland oo ay Xiriirka ugu Jartey DFKMG
Dawlada Puntland, SomaliyaKa dib markii la arkay; ka qaybqaadasho laaanta iyo wada-tashi laaanta ee Dowladda Puntland shirkii Djibouti oo saldhig u ahaa dhisitaanka Dowladda Federaalka KMG ah (DFKMG)... continue reading »
"uk"
"tageero madax weynaha PUNTLAND"
"Waa dawlad aan xilqaadi karin haba yaraatee,oo aan wada tashan khibradna aan maamul ulalahayn."
"I support this petition"
"Taageerid 100\%"
"hadii aanahay reer Puntland waa aan ceebowney hadii aysan ilmo saleebaan meesha kamuuqan ma goyneynaa xirrirka maxeyse kaga duwantahay ku wii kahoreeyay shariif waxay ila tahay in aan ka noqono ficilkaas xun ugu yaraan afkeena aan ka xirano iyagaaba kala "
"I agree with the Government's decision, and I would like to see us completely separate from the rest of Somalia."
"Yes"
"I support this petition"
"Puntalnd way la soo daahday go'aanka; waay ahayd inay mar hore sidan yeesho. Haddan waa inay ku adkeysataa oo aysan ka noqon. hadday sidaas yeeshana. DFKM Garoowe ayaa la keenayaa wxixii ka dambeeya August 2011."
"waxan aad iyo aad utagarsanahay go,aankii geesinimada lahaa ee ayqadatay dowlada puntland waan sodhaway naynaa maxaa yeelay shariif iyo farmajo makalayaqanan puntland in aysomalia tahay iyo in aytahay wadan daris ah waxay uhaystan wadan daris ah in aytaha"
"very very good"
"taageero buuxda"
"haa waa taagersanahay"
"sababtu waxaa weeye dowlada dhexe waxay helaan taageero caalami ah taageeradaas oo loogu talagalayummada soomaaliyeed meel walba oo ay joogto , ha ahaado mid waxbarasho mid caafimaad amawasaarad walba wixii soogaara inaan qaybtayada helno yaanu doonaynay "
"aad iyo aad ayaan u taageersanahay Go'aanka ay qadatay Xukuumada Dawlada Puntland ee Somaliyeed . Runtii wuxuu ahaa Go'aan geesinmo ah laguna difaacayo Sharafta iyo Misaanka Dawlada Puntland iyo Shacabkeda. TFG waxaa saldhig u ahaa oo mood iyo maalba dhis"
"I support this petition"
"reer galdogob puntlandees"
"waa baadil sax maahan go, aankaas"
"I support this petition"
"I support this petition"
"waan taageer sanahay puntland"
"waan taageersanahay go'aanka xukuumada waxaan kaloo kudaraynaa in aan marnaba lala kulmin shariifka iyo xulufadiisa mahadsanidin."
"haah waa sax"
"anoo ah arday soomaliyeed kana so jeeda dowlad goboleedka puntland ma taageersani wax kasta oo dowlada tabarta daran sii diciifinaya somalidu waxay tiraahdaa sacaaga hadaad caana ka waydo xanaaq looma bireeyo ee aan waxtarno intaan wax tar ugu dudayno ins"