Taageer Goaanka Dowlada Puntland oo ay Xiriirka ugu Jartey DFKMG
Dawlada Puntland, SomaliyaKa dib markii la arkay; ka qaybqaadasho laaanta iyo wada-tashi laaanta ee Dowladda Puntland shirkii Djibouti oo saldhig u ahaa dhisitaanka Dowladda Federaalka KMG ah (DFKMG)... continue reading »
"waxaan taageersanahay go aanka ay xukuumada puntland ka qaadatay dawlad isku shega fadhidka ee 5 mitir maamusha walada pl waan uga mahad celinayaah geesinimada ay mujiyeen viva puntland"
"go'aanka Dawladda Puntland waa mid lsi dhab ah loo hubiyey lana ogaaday Mamilka DKG in aan Umada soomaliye oo dhan ahayn miid dan u hayo ,Ilaa Dib u dhac ayaa laga faaiday oo kaliya umaduna waa iin ay u raragto sida Puntland oo kale"
"Madaxwayne Guulayso Shacabkaagana Gacantana Hayso , Waligaana Haba Naga Tagin."
"ma rabno sheydaan shiriif"
"waan ku raacsanahay go aanka dawlada puntland ay ka qaadatay talo xumada shariif shiikh axmed"
"aad ayaan utaageersanahay go,aanka dowlada puntland oo marwalba utaagan ineey ka ilaaliso kuwa raba ineey dalkeena somaaliyeed beeciyaan anigu ma ahi muwaadin reer puntland ah laakiin aniga iyo reer puntland waxaan wadaagnaa soomaalinimada waxaana u arkaa"
"Runtii talabada ay qaaday ama go'aanka ay gaartay dawladda Puntland waa mid xaq ah maadaama aan waxba ka soo socon tfg oo ah mid ku mashquulsan siday wax u dhici la haayeen oo farqaha u buuxsan lahaayeen."
"aad baan u taageersanahay waana xaq"
"maya"
"tageero buuxdo iyo horumar"
"mataaageersani go naaankaas"
"aad iyo aad baan ugu raacsanahay dowladda puntland go'aanka ay ku jartay xiriirkii TFG da anoo ku sugan dalka jarmalka"
"waaan taagerrsanahay go,anka dawladda puntland"
"taageerid goanka puntland"
"waxaan ahay muwaadin reer puntlander runtii hadii aan kahad lo aragtiteyda ku aadan in xiriirka loo jaro dawlada T.F.G da ah mataageer sani in xiriir loo jaro"
"Haa aad baan usoo dhaynaynaa go'aankaas."
"Taageere dowlada buntlaandh oo xiriirka ka jaratay dowlada Federaalka ee soomaaliya"
"waan taageersanahay Puntland"
"I support this petition"
"yes"
"waaa wax loo bahn yahay"
"tageero buuxdo iyo horumar"
"Waxay ahayd mid ilaalin u noqonaysa ku tagri falka ay DFKMG-ku hayso masaakiinta muqdisho ku dhiban"
"wax aan aad utager sanahy go ankii ay qateen dowladd putlandi iyo shacbekeeda"
"Step in the right direction"