Taageer Goaanka Dowlada Puntland oo ay Xiriirka ugu Jartey DFKMG
Dawlada Puntland, SomaliyaKa dib markii la arkay; ka qaybqaadasho laaanta iyo wada-tashi laaanta ee Dowladda Puntland shirkii Djibouti oo saldhig u ahaa dhisitaanka Dowladda Federaalka KMG ah (DFKMG)... continue reading »
"Iam very glad that puntland peaple and their authorities show the world their unity, and the miscalculations of the tiny group in mogadisho leading by the little man who is subhuman with superhuman dreams"
"wan tagersanaahy"
"Fully supported the PL states's decision"
"waan ku faraxsanahay go'aanka xukuumada puntland ay saa u yeeshay sababtoo ah wax lataageero ma ahan dad kasoo horjeeda gabol nidaam iyo nabad samaystay oo somaliyed. so that's good."
"Aad baan ula dhacsanahay go'aankaas. DFKMG iyada mar hore xiriirka u jartay dawladda iyo dadka reer Puntland. Dulqaad badan kaddib, go'aan waqti ku habbon la gaarey weeye."
"haddiii aan aqriyey qoraalka kor ku xusan waa wax lag fiicanyahay,waayo somaliya in ay kala go'do ma ah,sababtoo xiligaan la joogo wax lagu soo deg dego ma ah xatta in la xuso wax kala dhaawacaya somaliya in ay kala go'do ma haboonaa."
"tageeray"
"I am sure pl did a right think, pl working by it,s own is beuatifull, welldone!!!!!!!!!!!!!!!!"
"Waan taageersanahay Go'aanka Dowlada"
"We second the motion."
"Waan Taageeray Goanka Puntland"
"XOOG AYAAN KU TAAGEERAYAA GO'AANKA DAWLADDA PUNTLAND IYO MADAXWEYNE DR. C. M. M. FAROOLE"
"aad baan u soo dhaweynayah go,aank P/Land"
"waxaan taageersanahay go aankii dhaxal gal kaahaa oo ay qaadatay dawladda puntland iyo shacabkeedu oo ay xiriirka ugu jareen shariif iyo kooxdiisa waan aan uga mahad celinyaa reer puntland"
"waan taagersanahay dawlada puntlan waa dowladeenii fifaaaaa puntland"
"waan taageersanayay"
"waxan taageer sanaahay go,aanka geesinimada leh ay dowlada puntlnad xariga ugu jartay dowlada taagta daran ee koonfurta mustaqbalka puntland waa in aan noqono dowlada ka madaxbanan shacabka dhibta badan ee koonfurta ku nool asal ahan ah dad aan diin lahay"
"waa goaan aan lagafiirsan oo kalagaynaya Somalia"
"way ku saxsaneyd dawladda puntland go'aankeeda ay cawda ugu jartay TFGda.."
"Xoog ayaan u taageersanahay go-aanka ka soo baxay dowladda Puntland"
"Xaq bay Puntland u leedahay inay xiriirka u jarto DKMG, sababtoo ah eedda loo haysto DFMG way ka gar bixi weydey. Puntlad waa dawlad dad,dal iyo nidaam dawlia haysta; DFKMG dal iyo dad ay maamusho ma haysato. Adduunkaa na aqoonsanna waa dawladnimo been ah"
"asc dhamaantээs anэga maxamed ahaan waa taageersanahay goaanka pl horumarka pl эyo mэdnэmada pl"
"waan taageersanahay"
"Puntland waa in ay ka talisaa ayaha shacabka reer Puntland, waa in koonfur faraha lagala baxaa la iskana iloowaa, si ubadkeena danbe uu u hagaago mustaqbalkooda danbe"
"GUUL PL."