Taageer Goaanka Dowlada Puntland oo ay Xiriirka ugu Jartey DFKMG

Dawlada Puntland, SomaliyaKa dib markii la arkay; ka qaybqaadasho laaanta iyo wada-tashi laaanta ee Dowladda Puntland shirkii Djibouti oo saldhig u ahaa dhisitaanka Dowladda Federaalka KMG ah (DFKMG)... continue reading »

339 signatures Goal: 1,000
All Signatures (339 total)
126.
Bashir G 26 August 2013

"I support this petition"

127.
Dr Caamirc 25 August 2013

"is a crutial"

128.
Ahmed Hassano 21 August 2013

"Waan ku taageersanahay go'aanka Dawladda Puntland ay xiriirka ugu jartay DFKMG.Waxaan qabaa in Dawladda Puntland ay dulqaad badan muujisay,intaas ka badanna uusan dadweynaha Reer Puntland fiirsan karin wax intaas ka badan."

129.
Shirdoon Awarsames 18 August 2013

"ilaahay baa ina leh e puntland caalamka marti ugama aha dalwada taagta daran ee xataa aan hal xaafad ka talin teeda kale hadii aanu nahay shacabka iyo xukumada puntland oo wada socda in badan baanu u dulqaadanay qolyahaa dawlad ku sheega ah ee dadka baart"

130.
Prof Abdulwaliabdullahisho 14 August 2013

"As the Puntland Diaspora Washington State, we are supporting the decision of the Puntland State it had severed the ccoperative ties with so called TFG regime who have no vision amd mission to follow. Puntland would be better prepared for the unification o"

131.
Ahmed Dyer 13 August 2013

"I agree"

132.
Bashir Y 12 August 2013

"Waa sax sidaasu ama waan ku raacsanahay"

133.
Hershi Butler 28 July 2013

"I stick into Puntland state Step"

134.
Farah B 23 July 2013

"i agree the decitoin puntland goverment on it"

135.
Haji Godk 17 July 2013

"waan tageersanahay maxaa yeelay shriif iyo asxaabtiisa banks ayay lacag ka buuxsadeen oo aanan qofna ka maqal oo aan indhaygu usootaganaayeen bank ku yaala malaysia oo ay dhowr million igu jirto oo waa dhawayto la xanibay in lacagta la saaro"

136.
Mohamed Husseinosmann 13 July 2013

"aad iyo aad baan ugu faraxsanahay inaan ka mid noqdo taageeridda goaanka taariikhiga ah"

137.
Abdinuur F 27 June 2013

"I support this petition"

138.
Yusuf Aa 15 June 2013

"waxaa xumaan ah inaadba ka dhigtay arinta laba dawladood oo iska feerjira maad tiraahdid maamul beeleedyo iyo ka somaaliyeed oo aanba isku dhigmin xiriirkuse waa kee aad ka hadlayso"

139.
Ijabo H 23 May 2013

"I support this petition"

140.
Duniya King 11 May 2013

"waan taageersanahay"

141.
Cabdulaahi Yuusufa 16 April 2013

"Anigu Waan Idinku Raacsanahy 100\%"

142.
Mustafa Estrada 11 April 2013

"vive punland"

143.
Nuradin Farmer 26 March 2013

"aad baa u taagersanahy go,aanka puntland"

144.
Dalmar Estrada 25 March 2013

"ma taageersane"

145.
Mohamed Alig 25 March 2013

"Waan taageersanahay Madaxweynaha Puntland"

146.
Abdirahman Y 23 March 2013

"u a e"

147.
Aisha Aa 13 March 2013

"[email protected] /* */"

148.
Xoosh Gurxanx 12 March 2013

"waxaanahay xaqdoon iyo xaldoon dawlada shariifkuna labadaas kuma jiraan waana taageeraynaa go aanka puntland thank you"

149.
Drabdirizak Hussenw 10 March 2013

"tageero buuxdo iyo horumar"

150.
Lul Hassanw 2 March 2013

"tageero buuxdo iyo horumar"

« 1 ... 4 5 6 7 8 ... 14 »