Taageer Goaanka Dowlada Puntland oo ay Xiriirka ugu Jartey DFKMG

Dawlada Puntland, SomaliyaKa dib markii la arkay; ka qaybqaadasho laaanta iyo wada-tashi laaanta ee Dowladda Puntland shirkii Djibouti oo saldhig u ahaa dhisitaanka Dowladda Federaalka KMG ah (DFKMG)... continue reading »

339 signatures Goal: 1,000
All Signatures (339 total)
176.
Muscab Haynes 2 October 2012

"wan taageersanahay goankas"

177.
Axmed Cabdik 30 September 2012

"waanku farxay markii aanmaqlay go,aanka dowlada puntland ee ahaa xiriir ujarista federalka maxaa yeelay hadaanu nahay shacabweeynaha puntland waan udulqaadan jirnay dhibkasta oonaga soogaarta federalka dulqaadkeenana wuxuu gaarsiisan yahay hada heer aanqu"

178.
Bashiir Mireaxmedq 26 September 2012

"waxan soo dhoweeynayaa go,aanka xukuumada puntland oo aan weliba raacinayo in ay ladaahday sababtoo ah waxay ahayd siyaasad qaawan oo lagula dagaalamayo xukuumada iyo shacbiga puntland markii shiikh shariif cadaystay in uu waxkasta ka hormariyay ladagaala"

179.
Abdifatah Ibarra 20 September 2012

"Waan taageersanahay weyna ku haboontahay waqtiga ay gaadhay dowlada Puntland go'aankeeda ka dhan ahaa DFKG ka dib markii wax qabad la'aan iyo wada shaqayn la'aan ay kala kulantahay Dowlada Puntland iyo ka soo horjeesadka iska cad horumarka Puntland iyo u "

180.
Farah M 17 September 2012

"I support this petition"

181.
Warisjamac Holmes 3 September 2012

"anigoo ahwaris kana soo jeedo puntland waxaan ku tageersanahey go aanka ey gaatay dowlada puntland"

182.
Hawo Thornton 25 August 2012

"I support this petition"

183.
Abdirashiid Saida 21 August 2012

"waxaan aad iyo aad u soo dhaweynayaa go.aanka geesinimada leh umadda reer puntland waxaan u rajayn wada jir meel ksata oo ay joogaan viva pland iyo shacabkeeda"

184.
Abdulaahi Stephens 10 August 2012

"I support this petition"

185.
Abdiwahid Abshiri 1 August 2012

"I support this petition"

186.
Farxiya W 21 July 2012

"waantaagearayaa sikalsoni lah puntland 1oo\%"

187.
Cabdi Raxmaanaxmedxaasjis 20 July 2012

"waa taageersanahay puntland"

188.
Warsame Anderson 11 July 2012

"I support this petition"

189.
Hassan Husseinadens 4 July 2012

"I am under the conviction that the current TFG leadership (specially the Office of the President) has failed its entrusted national mandate of serving the people of Somalia with some degree of fairness. In contrast, the present dispensation, in numerous o"

190.
Ruqiya Abdirizakh 20 June 2012

"tageero buuxdo iyo horumar"

191.
M Aj 17 June 2012

"I am for it the decision of PL government"

192.
Maxamed Ciiser 12 May 2012

"I support this petition"

193.
Mohamud Alin 8 May 2012

"si buuxda ayaa u taageersanahay"

194.
Jama A 5 May 2012

"I support this petition"

195.
Jaamac D 2 May 2012

"madaxweyne waan kugu taageersan nahay goaankaaga"

196.
Cali C 1 May 2012

"waan taageeray"

197.
Abdurahman Jamao 1 May 2012

"I support this petition"

198.
Mahmoud Abdid 29 April 2012

"waa arin wanagsan"

199.
Nasra M 27 April 2012

"I support this petition"

200.
Ahmed Q 25 April 2012

"Waa ay ku saxan tahay puntland go'aanka ay gaartay maxaa yeelay nin ka taliya sadex darbi in puntland danaheeda u hoos fariisato maahan iyaga oo ka taliya sadex meel dalka somalia meel ka mid ah."

« 1 ... 6 7 8 9 10 ... 14 »