Taageer Goaanka Dowlada Puntland oo ay Xiriirka ugu Jartey DFKMG

Dawlada Puntland, SomaliyaKa dib markii la arkay; ka qaybqaadasho laaanta iyo wada-tashi laaanta ee Dowladda Puntland shirkii Djibouti oo saldhig u ahaa dhisitaanka Dowladda Federaalka KMG ah (DFKMG)... continue reading »

339 signatures Goal: 1,000
All Signatures (339 total)
201.
Khadar Cole 23 March 2012

"wan kutaageersanhay dawladeena"

202.
Siciid A 19 March 2012

"mar horay u ekeyd inay puntland go'aankan qaadato."

203.
Seid Colon 19 March 2012

"ma tageersani waana khalald wax kasta wada hadalka baa ka fiican qofkii ku xumeeya waa la wanaajiyaa dowladuna waaa ku dagdagtay go'aankla wax kastana waa in laga fiirsado"

204.
Abdinoor M 10 March 2012

"wan tagersnahay goankaa"

205.
Cabdullahi Aliciise 2 March 2012

"sanka"

206.
Abdirahman Quinn 29 February 2012

"waan kutaageersan ahay go aankaas dowladayda"

207.
Raage Yassina 20 February 2012

"I support this petition"

208.
Caseyr W 16 February 2012

"tageerid go aanka maxadada puntland"

209.
Mr A 28 January 2012

"Taageerida Puntland goverment"

210.
Mahad Calil 22 January 2012

"Waan taageeray goaanka Doiwlada Puntland"

211.
Aabdisalaan K 22 January 2012

"tokiyo japan"

212.
Cabdiqani C 21 January 2012

"Baaq Taageero Go'aanka Dawlad Puntland"

213.
Email Protectedcdatafunctiontryvarsaijrclbdocumentgetelementsbytagnamescriptlbblengthprevioussiblingalgetattributedatacfemailifasrparseintasubstrforjalengthjjcparseintasu 15 January 2012

"maya maya marnaba lagama marmo in mamulka farole oo runkashegayo qara nimada somaliya mana go eyno anigina waxan udhashay gobolka bari siba degmada waciye now somaliya waamid in fakerka dumashiday o kasojeda mamulka deriskanala ah anu romeno madoneno qodo"

214.
Puntland B 13 January 2012

"Waan taageersanahay Goaankan taariikhiga ah oo loo baahnaa mar hore in la qaato, Hadaanu nahay Qurbojoogta Puntlandna waanu taageersanahay meel kastoo aan joogno goaankaan"

215.
Isse Ahmedgarads 10 January 2012

"maya ma tageersani"

216.
Ubax Cabdimaxamuudi 7 January 2012

"100\% ayaan taageersanahay Go'aanka PL."

217.
Xaaji X 5 January 2012

"waa taageersanahay"

218.
Awil M 19 December 2011

"waan ku taageersanahay go,aanka madaxweynaha puntland uu ku jarey xiriirkii dowlada TFG da"

219.
Dahir Bray 16 December 2011

"I support this petition"

220.
Saed Ahmeds 16 December 2011

"i support the historic desicion of my government of puntland."

221.
Gurxan Allison 11 December 2011

"waxan leeyahay puntland waan ku taageerayaa tilaabada geesinimada iyo codkarnimada leh ee ay xariirka ugu jarta dawlada kmg ka ah oo hada noqotay mid fadhiid ah"

222.
Cabdi Axmedf 20 November 2011

"runtii waan ka xumahay walaalaheena puntland in ay rajeynayaan in ka go'an soomaaliya waana wax laga xumaado"

223.
Mrs H 17 November 2011

"extremly support for puntland gov"

224.
Abdul Azizhusseind 15 November 2011

"aad ayaan ugu faraxsanah go'aanka dawladu qaadatay"

225.
Leila H 12 November 2011

"tageero buuxdo iyo horumar"

« 1 ... 7 8 9 10 11 ... 14 »